Sudan oo Madaxweynahe KMG loo dhaariyey afar bilood ka dib xukunkii Al-Bashiir

Hogaamiyaha militariga Suudaan, Jen. Cabdelfataah Burhan ayaa maanta loo dhaariyay madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah ee Suudaan. Talaabadan ayaa imaaneysa iyadoo in ka badan afar bilood kaddib markii xukunka laga tuuray madaxweynihii Suudaan, Cumar Al Bashiir oo dalkaas ka talinayay ku dhawaad 30 sanno. Waxaa uu hogaamin doonaa golaha maamulka sare oo ka kooban … Continue reading Sudan oo Madaxweynahe KMG loo dhaariyey afar bilood ka dib xukunkii Al-Bashiir